Wednesday, August 28, 2019

Dad ku dhintay roobab ka da'ay Hargeysa

3 qof ayaa ku dhintay inta la ogyahay 18 kalena way ku dhaawacmeen roob dabaylo watay oo xalay ka da'ay magaalada Hargaysa. Dadka dhaawaca ah ayaa la sheegay in badankood uu dhaawacoodu sahlan yahay islamarkaana lagu daweynayo isbitalka guud ee magaalada Hargeysa. Warbixintan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.    

from VOA https://ift.tt/2ZuYSqT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment