VOA waxaa u suurto gashay inay wareysi la yeelato taliyaha xilka kasii degaya ee ciidanka xoogga Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe oo xilka laga qaaday iyadoo bilihii u dambeeyey ay ciidanku guulo ka keeneen dagaallo ka dhacay Shabeellada Hoose
from VOA https://ift.tt/2L5pkCl
via IFTTT
No comments:
Post a Comment