Tuesday, August 27, 2019

Trump: Waxaa jirta fursad aan kula kulmi karo Rouhani

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isniintii sheegay "inay jirto fursad wanaagsan" oo uu kula kulmi karo madaxweynaha Iran Hassan Rouhani, toddobaadyada soo socda.

from VOA https://ift.tt/2HrEDUY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment