Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isniintii sheegay "inay jirto fursad wanaagsan" oo uu kula kulmi doono madaxweynaha Iran Hassan Rouhani, toddobaadyada soo socda. from VOA https://ift.tt/2PfXFE8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment