Sidee ayay xirashada kabaha ciribta dheer leh u saameeysaa caafimaadka haweenka? Xirashada kabaha leh cirbaha dhaadeedheer waxay sababaan dhabar xanuun, simo xanuun, cago hur, iyo waxyaabo kale oo badan sida uu sheegayaan dhaqaatiirta ku taqasusay daryeelka lafdhabarta.
from VOA https://ift.tt/2Zd8Sty
via IFTTT
No comments:
Post a Comment