Monday, May 4, 2020

Baraawe oo ay ku dhinteen dad badan oo lagu arkay calaamada COVID-19

Saraakiisha caafimaadka ee magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in calaamadaha cudurka Coronavirus ay ku jiraan magaalada, islamarkaana dad badan ay ku dhinteen magaalada.

from VOA https://ift.tt/2KU9WsS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment