Sunday, May 31, 2020

Galmudug oo laga soo Wariyey Kiisaskii ugu Badnaa ee COVID-19

Kiisaska cudurka COVID-19 ee ay baahisay dowladda Soomaaliya maalintii shalay ayaa waxaa ka muuqatay in cudurku uu ku fidayo deegaanada Galmudug oo laga soo waiyey kiisaskii ugu badnaa eel aga helo deegaanada maamulkaasi

from VOA https://ift.tt/3cls3my
via IFTTT

No comments:

Post a Comment