Wednesday, May 27, 2020

Xubno Al-Shabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Diinsoor

Howlgal saaka ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa lagu dilay dagaal-yahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, sida uu sheegay maamulka.

from VOA https://ift.tt/3ceyVT3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment