Ururada bulshada rayidka ee maamul goboleedka Puntland ayaa wada dadaallo la isugu soo dhoweynayo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo khilaaf uu ka dhex taagnaa maalmahan. from VOA https://ift.tt/2zzG6b0 via IFTTT
No comments:
Post a Comment