Friday, May 29, 2020

Rabshado ka dhashay dilka nin madow ahaa oo weli ka socda Minnesota

Wali waxaa gobolka Minnesota ka soconaya mudaaharaad ay wadaan dad careysan oo ku baaqaya in xabsiga loo taxaabo askartii mas'uulka ka aheyd dilka George Floyd oo Isniintii gacanta bileyska ku geeriyooday.

from VOA https://ift.tt/3ddOr2P
via IFTTT

No comments:

Post a Comment