Monday, May 25, 2020

Shiinaha oo ka digay tallaabo ka dhan ah Mareykanka

Dowladda Shiinaha ayaa maanta ka digtay inay qaadi doonto tallaabooyin jawaab ah, haddii Mareykanka uu u adkeysto "inuu waxyeeleeyo" danaheeda ku aadan Hong Kong.

from VOA https://ift.tt/3bUdypO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment