Sunday, May 24, 2020

Qarax ka dhacay magaalada Baydhaba

Wararka ka imanaya magaalada Baydhaba ayaa shegaya in qarax lala beegsaday xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ku taal dhinaca waqooyi ee magaalada.Qaraxa ayaa la sheegay inuu dhacay xilli ay dadku ku jireen dabbaaldegga ciidda.

from VOA https://ift.tt/2LV6VsK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment