Thursday, May 28, 2020

Tirada dhimashada Coronavirus ee Mareykanka oo dhaaftay 100,000

Ayada oo ay ahayd wax aan lagu fikiri karin dhowr bilood un ka hor, ayaa Mareykanka waxa uu Arbacadii dhaafay tirada 100,000 oo ah dad cudurka Coronavirus ugu geeriyooday gudaha dalka.

from VOA https://ift.tt/2ZK2QzO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment