Mas'uuliyiinta caafimaadka ee magaalada Cadaado ayaa sheegay inay lasoo xiriirayeen saacadihii lasoo dhaafay dad sheeganaya calaamado u eg kuwa Coronavirus, hase yeeshee dhakhaatiirtu waxay sheegeen inaysan haysanin qalab ay ku baadhaan in dhab ahaan dadkaasi ay qabaan cudurkaasi. Haaruun Macruuf ayaa Khadka telefoonka ee Cadaado kula xiriiray Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Qaarey oo ah agaaismaha Guud ee Cisbitaalka Cadaado
from VOA https://ift.tt/3c1uFWQ
via IFTTT
Tuesday, May 26, 2020
Cadaado oo aan lahayn qalab lagu baaro COVID-19 xilli dad badan lagu tuhmayo
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment