Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Frey ayaa shaqada ka eryey, afar sarkaal oo ka tirsan booliiska magaaladiisa. Afarta sarkaal ayaa loo haystaa dhimashada nin bulshada madow ee Maraykanka ka soo jeeda.
from VOA https://ift.tt/2Xvpc5n
via IFTTT
No comments:
Post a Comment