Monday, May 25, 2020

Wasiir ka tirsanaa Puntland oo u geeriyooday COVID-19

Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama'diid ayaa maanta cudurka Coronavirus ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/2zj4f5G
via IFTTT

No comments:

Post a Comment