Sunday, May 31, 2020

Banaanbaxyo Rabshado Wata oo Markale ka Dhacay Mareykanka

Mudaaharaadyo ku bilowday hab nabadeed ayaa isku rogay kuwa rabsho ah ka dib markii qaar ka mid ah debedbaxayaashu ay ku keceen boob, dab qabadsiin iyo rabshado ka dhacay Minneapolis, magaalada deriska la ah ee St. Paul ayna ku baaheen magaalooyin kale oo Mareykanka ah

from VOA https://ift.tt/2Api9TM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment