Sarkaal ka tirsanaa ciidamada booliska, qeybta gobolka Banaadir, iyo askari ilaalo u ahaa ayaa lagu dilay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, sida uu xaqiijiyey maamulka gobolka. from VOA https://ift.tt/2XRyqcr via IFTTT
No comments:
Post a Comment