Friday, May 29, 2020

Ciidamada dowladda oo lagu eedeeyey dilka 8 dhallinyaro ah

Nabaddoon Axmed Maxamed Muuse (Food-Cadde) oo ka mid ah odayaasha deegaanka Gololley ee degmada Balcad ayaa ciidamada dowladda ku eedeeyey dilka sideed dhallinyaro ah, eedeyntaas oo uu beeniyey guddoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur.

from VOA https://ift.tt/2zF5YlG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment