Wararka ka imanaya Gobolka Bay ayaa sheegaya in diyaarad sidday sahay gargaar maanta lagu rasaaseeyey degaanka Qansaxdheere xilli ay degaysay, sida ay VOA Somali ku heshay warar kala duwan. from VOA https://ift.tt/2XyC9LQ via IFTTT
No comments:
Post a Comment