Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay suurta-gal ma tahay in xilligan ay Soomaaliya ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, maxayse yihiin caqabadaha arrintaas hortaagan. Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
from VOA https://ift.tt/2TNHcGP
via IFTTT
No comments:
Post a Comment