Sunday, May 24, 2020

Inta badan dunida Muslimka oo laga ciiday maanta

Dalalka Carabta oo ay ugu horreeyaan Sacuudiga, Masar, Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa maanta laga ciiday,inkastoo uu ciiiddan carqaladeeyay cudurka Coronavirus.

from VOA https://ift.tt/2XE03FN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment