Waxaa wali aysan sugneyn xilliga rasmiga ah ee ay doorashooyinka ka dhici doonaan dalka Soomaaliya, kaddib marki uu soo baxay shaki ah in dowladda ay rabto in ay waqtiga kororsato. from VOA https://ift.tt/2ZR4LCI via IFTTT
No comments:
Post a Comment