Qatar ayaa Khamiistii beenisay inay qorsheyneyso inay ka baxdo Golaha Iskaashiga Khaliijka, xilli ay isku diyaarineyso inay xusto sanad guuradii saddexaad ee kasoo wareegtay go'doomin ay geliyeen Sacuudiga iyo xulufadiisa.
from VOA https://ift.tt/2ZKSP5n
via IFTTT
No comments:
Post a Comment