Monday, May 25, 2020

Diyaaradihii Ruushka ee taageerayey Khalifa Haftar oo ka baxay Tripoli

Diyaraadaha dagaalka Ruushka ayaa xulufadooda Libya waxay ka saareen magaalo ku taalla koonfurta Tripoli kadib markii ciidamada ay taageerayeen ee Jeneral Khalifa Haftar ay kasoo gurteen furumaha dagaalka ee caasimadda, waxaa sidaas sheegay duq magaalo.

from VOA https://ift.tt/3ehgjD2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment