Tuesday, May 26, 2020

Sidee Coronavirus u saameeyey xafladihii aroosyada?

Waxyaabaha uu xanuunka COVID-19 saameynta weyn ku yeeshay waxaa ka mid ah xafladihii aroosyada, isaga oo baajiyey munaasabado dhici lahaa inta u dhaxaysa bilaha April ilaa August oo xafladahaas badankoodu ay dhacaan. Haddaba warbixin arrintaas ka hadlaysa diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere.  

from VOA https://ift.tt/3cZxg4K
via IFTTT

No comments:

Post a Comment