Monday, May 25, 2020

Roland Marchal oo VOA uga warramay xabsigii uu ka galay Iran

Roland Marchal waxa uu ka mid yahay aqoonyahannada ajaanibta ah ee muddada dheer ka shaqaynayey waddamada Afrika, oo uu cilmi baaris uga sameeyo xarunta cilmi-baarista Paris ee Centre for International Research (CERI) ee machadka Paris ee culuunta siyaaadda. Waddamada uu qoraalada badan ka sameeyo waxaa ugu horreeya Soomaaliya, Chad iyo AfrIkada Dhexe. Bishii Maarso ee sannadkan ayaa lagasoo daayey xabsi ku yaala dalka Iiraan kadib markii uu halkaasi ku xirnaa ku dhowaad sannad. Haaruun Macruuf ayaa warbixintan nooga diyaariyey.  

from VOA https://ift.tt/2LWhX0L
via IFTTT

No comments:

Post a Comment