Sunday, May 24, 2020

Nairobi oo looga dabaaldegayo munaasabadda Ciidda

Qaar kamid ah Muslimiinta ku nool magaalada Nairobi ayaa maanta u dabaal-dagay munaasibadda Ciidul Fitriga. Boqolaal Soomaali ah oo ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka mid ah dadka maanta u dabaaldegay munaasabadda ciidda. Wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere oo la kulmay qaar ka mid ah Soomaalida magaalada Nairobi ayaa warbixintan soo diray.    

from VOA https://ift.tt/36pJgKm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment