Tuesday, May 26, 2020

Jubaland oo ka jawaabtay hadalkii Danjire Francisco Madeira

Masuulyiinta Madaxtooyada Jubaland ayaa sheegay inay ka xunyihiin hadal uu dhowaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka jeediyay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira.

from VOA https://ift.tt/2ZzGhxH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment