Tuesday, May 26, 2020

'Ruushiyaan u dagaalamayey Khalifa Haftar oo ka baxay Tripoli'

Ciidamada taageeraya dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa Isniintii sheegay in boqol calooshood u shaqeystayaal Russian ah oo u dagaalamayey Jeneral Khalifa Haftar ay ka baxeen aagagga dagaalka ee koonfurta magaalada caasimadda ah ee Tripoli.

from VOA https://ift.tt/36v6ZsF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment