Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Aamina Xaaji Cilmi oo madax ka ah hay'adda SSWC oo la shaqeysa haweenka iyo caruurta, waxana ay maanta ka hadlaysaa xanuunka COVID-19 iyo sida uu saameyn karo dadka ku nool xeryaha barakacayaasha
from VOA https://ift.tt/2xOAFEj
via IFTTT
No comments:
Post a Comment