Wednesday, May 6, 2020

Booliska Somaliland oo qabtay qaadkii ugu badnaa

Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa ku soo bandhigay magaalada Hargeysa Qaadkii ugu badnaa ee la qabto tan iyo intii si ku meel gaadh ah looga joojiyay qaadka deegaanada Somaliland dhamaadkii bishii hore. Faah-faahinta warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.    

from VOA https://ift.tt/2xFCza5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment