Guddiga Ganacsatada Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku sheegay inay ku guulaysteen in ciidamo tiro badan oo lagu soo daadiyay suuqa Islii ay halkaasi ka saaraan kadib wada hadal ay la yeesheen saraakiisha iyo mas'uulyiinta sar sare ee dowladda Kenya.
from VOA https://ift.tt/2YKhvu9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment