Wednesday, May 6, 2020

COVID-19: Soomaaliya oo diiwaan-gelisay 38 kiis oo cusub

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in la diiwaan geliyay 38 kiis oo cusub oo COVID-19 ah, 24-kii saac ee tagay, ayada oo hal qofna uu u dhintay cudurka.

from VOA https://ift.tt/3dnm15S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment