Friday, May 8, 2020

Faaqidaadda: Khilaafka siyaasadeed ee HirShabelle

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka siyaasadeed ee HirShabelle, halkaasi oo laba mooshin oo is-diidan laga kala keenay madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamanka maamulka. Waxaa barnaamijka Beledweyne kusoo diyaariyey Xuseen Xasan Dhaqane.  

from VOA https://ift.tt/3dsXuMM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment