Guddiga Gurmadka Magaalada Beledweyne ayaa beeniyay in dowladda federaalka ay kaalin ku leedahay dadaallada socda eelagu doonayo in sanadkan fatahaad looga badbaadiyo magaalada, marka laga reebo 500 oo jawaannada ciidda lagu shubo ah.
from VOA https://ift.tt/3fBFOAL
via IFTTT
No comments:
Post a Comment