Wednesday, May 6, 2020

Kenya: Xaafadda Easleigh oo la Karantiimay

Dowlada kenya ayaa soo rogtay amar lagu xayirayo xaafada soomaalida islii mudo 15 maalmood oo aan xaafada laga bixi karin lana soo gali karin, Arintaasi waxaa Aad uga xumaaday oo ka hadlay xildhibaanka Degmada Kamakunji Yuusuf Xasan iyo gudiga Ganacsatada xaafada soomaalida islii

from VOA https://ift.tt/2A7j9vJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment