Wednesday, May 6, 2020

Mustaqbalka Xawaaladaha COVID-19 ka Dib

Baanka adduunka ayaa saadaaliyey in ay ku dhowdahay in boqolkiiba 20 ay hoos u dhacayso lacagaha la isugu diro xawaaladaha sannadkan 2020ka sababo la xidhiidha xanuunka covid19 ee aduunka ka dilaacay

from VOA https://ift.tt/3fqq6Io
via IFTTT

No comments:

Post a Comment