Monday, May 4, 2020

Pompeo: Caddeyn ayaa loo hayaa in Coronavirus uu ka yimid shaybaar

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Axaddii sheegay in "caddeymo weyn" ay muujinayaan in cudurka Coronavirus uu asalkiisa ka yimid shaybaar ku yaalla dalka Shiinaha, isaga oo sare usii qaaday xiisadda kala dhaxeysa Beijing.

from VOA https://ift.tt/3b1T2mG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment