Wednesday, May 6, 2020

QM oo ka hadashay diyaaraddii ku dhacday Bardaale

Ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee xogyaha guud ee QM u qaabilsan Arrimaha isku xirka bani'aannimada ee Soomaaliya, Adam Cabdelmowla ayaa sheegay in QM ay sameyn doonto wax kaste oo ay ku caawineyso, si loo helo waxa sababay shilka diyaaraddii ku dhacday Bardaale.

from VOA https://ift.tt/2zbWttM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment