Monday, May 4, 2020

Sidee u socdaa dagaalka Somalia ee ka dhanka ah COVID-19?

Wasiirka warfaafinta Somaaliya Maxamed Cabdi Maareeye, oo wareysi siiyey VOA, ayaa ka hadlay dadaallo iyo olole uu sheegay in dawladda ay waddo oo ka dhan ah faafitaanka cudurka Coronavirus.

from VOA https://ift.tt/2VYzL14
via IFTTT

No comments:

Post a Comment