Monday, May 4, 2020

Soomaaliya oo shaacisay 34 kiis oo cusub oo COVID-19 ah

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay dalka laga diiwaan geliyey 34 kiis oo cusub oo cudurka Coronavirus ah, ayada oo 3 qof oo kale ay u dhinteen.

from VOA https://ift.tt/2z7dXaM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment