Tuesday, May 5, 2020

Walaac laga muujiyey isticmaalka qaadka ee Soomaalida Islii

Mas'uulyiinta Soomaalida ee dowladda Kenya iyo guddiga ganacsatada xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan khatarta dhanka cudurka Coronavirus ah ee ka dhalanaysa dukaamada qaadka lagu iibiyo.

from VOA https://ift.tt/3c5gIYN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment