Monday, May 4, 2020

Wariye Siciid Yuusuf Cali oo Lagu Dilay Muqdisho

Wariya Siciid Yuusuf Cali oo ka tirsanaa televisoinka madaxa banaan ee Kalsan ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdiso, sida uu VOA-da u xaqiijiyay xoghayah ururka isutagga saxifiyiinta soomalaiyeed ee  FESOJ Maxamed Ibrahim Macalimuu.

from VOA https://ift.tt/3b8jaw1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment