Thursday, December 28, 2017

Askar ka tirsan AMISOM oo waxyeello ay ka soo gaartay qarax ka dhacay Buulaburde

Warka naga soo gaaraya magaalada Buuloburte ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in hal askari oo ciidamada Amisom ka tirsan lagu dilay, mid kalana lagu dhaawacay, ka dib markii qarax miino ay haleeshay gaari ay lahaayeen ciidamdaasi.

from VOA http://ift.tt/2ldHK7X
via IFTTT

No comments:

Post a Comment