Sanadkii labadi kun, waxaa ay ahayd markii ay soo bilaabatey dib uyegleelidda dowladnamadii ka burburtey Soomaaliya. Degmada Carta ee dalka Jabuuti ayaa lagu soodhisey dowlad uu golle shacab oo isla Carto lagu dhaariyey ay xildhibaanadiisu soo doorteen. 17 sano ka dib, Madaxweynihii dowladaas Mudane Cabdiqaasim Salaad Xassan ayaa dib u eegaya marxalada dowladnimo ee dalka. Wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe, Xussen Saxnuuni oo wareystey ayaa uguhoreyn weydiiyey waxa hor-istaagey dowladiisi iyo dirkii ka danbeeyeyba.
from VOA http://ift.tt/2lttPts
via IFTTT
Friday, December 29, 2017
Madaxweynihi Hore Cabdiqaasim Salaad oo Xaaladda Dalka ka Hadley
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment