Wednesday, December 13, 2017

Muuse Biixii oo La Wareegay Xilka Madaxweynaha

Madaxweynahii hore ee Somaliland Ahmed Mohamed Siilanyo ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay muuse biixii Abdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.

from VOA http://ift.tt/2AA1sV0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment