Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona. from VOA http://ift.tt/2AlzkAX via IFTTT
No comments:
Post a Comment