Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay la soo Wareegtey Maamulka Hawada
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaqday inay la soo wareegtay maamulka hawada dalka, oo tan iyo burburkii dowladdii dhexe gacanta Soomaalida ka maqneyd maamulka hawada.
No comments:
Post a Comment