Wednesday, December 27, 2017

Shabaab isku soo dhiibey maamulka KG ee Soomaaliya

Toddobaadyadii u dambeeyay waxaa soo kordhayay maleeshiyaadka ka tirsan al-Shabab ee isu soo dhiibaya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

from VOA http://ift.tt/2pDEpU6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment